top of page

Our Story

Hareeri Medical Supply waa adeeg u fududeeya Soomaalida inay helaan daawooyinka tayo sare leh. Fikradaan waxay dhalatay markii aan aragnay baahida dadka Soomaaliyeed ee ka soo laabta Hindiya ay u qabaan inay dib u dalbadaan daawooyin. Sidaas darteed, waxaan sameynay adeeg la isku halleyn karo oo qiimo jaban, si macaamiisheenu ay uga helaan daawooyin original ah oo lagu kalsoonaan karo iyagoo jooga Soomaaliya.

Picture1 new.png

Nagala Soo Xiriir

Hadi a qabto Su'aal ama aad u baahan tahay, Fadlan buuxi foomka hoose.

Thanks for submitting!

Hareeri Medical Supply

Address

Operation Hours

Degmada Wadajir, Mogadisho, Somalia

Sabdi - Kahmiis

9 subaxnimo - 6 galabnimo (Waqtiga Soomaaliya)

Tel

+252 61 7382774

  • Facebook
  • Instagram

© 2024 Copyright 2024 Hareeri Medical Supply. All rights reserved.

bottom of page